Qaamuuska Asalka
rabbadh
(-dhyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(kiim.) Walax taran badan oo laastiig ah oo macmal ama dabiici ah.
Erayo la-mid ah
rabbaasOrod boodbood leh. ld rabbaasid.rabbaasOrod boodbood leh samayn (nafley).rabbaasidld rabbaas¹.rabbaayadXayawaan la baray inuu dadka la dhaqmo.rabbaysan1. Ubad si habboon u barbaarid. 2. Xayawaan rabbaayad noqosh…rabbaysan1. Ubad si habboon u barbaaray ahaansho. 2. Xaya- waan rabba…rabbaysashold rab-baysi.rabbaysnaanld rabbaysnaansho.

