Qaamuuska Asalka
raaro
(-rtay, -ratay)Falmg3
Macnaha
Wax meel sare saarasho.
Erayo la-mid ah
raar1. Wax meel sare saarid. 2. Raar dhisid.raar1. Gogol caws ka samaysan oo dun lagu xardhay. 2. Dhismo kor…raar1. Guriga gudihiisa qaybta dambe ee saabaanka muhiimka ah la…raarac1. R. ah: meel hoobad ah. 2. ld raaricid.raaracWax meel sare ka soo laallaadid.raaracnaansho/dh ld raaracsanaan.raaracsamidld raa-racmid.raaracsanWax meel ka soo laallaada noqosho. ld raaracan¹.

