Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

raaracsan

(-amay, -antay)
Falmg1

Macnaha

Wax meel ka soo laallaada noqosho. ld raaracan¹.

Erayo la-mid ah

raar1. Wax meel sare saarid. 2. Raar dhisid.raar1. Gogol caws ka samaysan oo dun lagu xardhay. 2. Dhismo kor…raar1. Guriga gudihiisa qaybta dambe ee saabaanka muhiimka ah la…raarac1. R. ah: meel hoobad ah. 2. ld raaricid.raaracWax meel sare ka soo laallaadid.raaracnaansho/dh ld raaracsanaan.raaracsamidld raa-racmid.raaracsanaanld raaracnaan, raaracnaansho, raaracsa-naansho.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms