Qaamuuska Asalka
raar
(-rar, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Gogol caws ka samaysan oo dun lagu xardhay. 2. Dhismo kor u dheer oo dusha sare lagaga deday qoryo, caws iwm oo laga fuulo, bahalaha, qaniinka, kaneecada iwm. 3. Qoryo, dhagxaan iwm oo la is dul saaray oo sallaan ahaan loo adeegsado. 4. Qoryo ceelka afkiisa lagu dadbo.
Erayo la-mid ah
raaracWax meel sare ka soo laallaadid.raarac1. R. ah: meel hoobad ah. 2. ld raaricid.raaracnaansho/dh ld raaracsanaan.raaracsamidld raa-racmid.raaracsanWax meel ka soo laallaada noqosho. ld raaracan¹.raaracsanWax meel ka soo laallaada ahaansho. ld raaracan².raaracsanaanld raaracnaan, raaracnaansho, raaracsa-naansho.raaracsanaansho/dh ld raaracsanaan.

