Qaamuuska Asalka
qumay
MagacLafdheerikh
Macnaha
Q. ah: nin la aaminsanyahay in uu isha wax ku dhibaataysan karo.
Erayo la-mid ah
qumannimoQumay ahaansho.qumanyannimoQumanyo ahaansho. ld qumayanimo.qumanyaysashold qumanyaysad, qumanyaysi, qumayaysad, qumayaysasho.qumanyaysoQof nafley ama wax kale oo qiima leh il wax ku yeelid. ld qu…qumanyoQ. ah: naag karti u leh in ay il cid wax ku yeelayso. ld qum…qumaqaseGobaha qoriga ka samaysan kan ugu fiican.qumaynnimoQumay ahaansho.

