Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qumaqase

(-sayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Gobaha qoriga ka samaysan kan ugu fiican.

Erayo la-mid ah

qumannimoQumay ahaansho.qumanyannimoQumanyo ahaansho. ld qumayanimo.qumanyaysashold qumanyaysad, qumanyaysi, qumayaysad, qumayaysasho.qumanyaysoQof nafley ama wax kale oo qiima leh il wax ku yeelid. ld qu…qumanyoQ. ah: naag karti u leh in ay il cid wax ku yeelayso. ld qum…qumayQ. ah: nin la aaminsanyahay in uu isha wax ku dhibaataysan k…qumaynnimoQumay ahaansho.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms