Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qumanyo

(-ooyin, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Q. ah: naag karti u leh in ay il cid wax ku yeelayso. ld qumayo.

Erayo la-mid ah

qumannimoQumay ahaansho.qumanyannimoQumanyo ahaansho. ld qumayanimo.qumanyaysashold qumanyaysad, qumanyaysi, qumayaysad, qumayaysasho.qumanyaysoQof nafley ama wax kale oo qiima leh il wax ku yeelid. ld qu…qumaqaseGobaha qoriga ka samaysan kan ugu fiican.qumayQ. ah: nin la aaminsanyahay in uu isha wax ku dhibaataysan k…qumaynnimoQumay ahaansho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms