Qaamuuska Asalka
qiime-tamar-gubasho
(fiis.)MagacLafdheeri
Macnaha
Kulka ka soo baxa gubashada halkii halbeeg ee cufka walax. Qiimaha tamar gubashada waxaa loo 683qiimee isticmaalaa in lagu ogaado qiimaha tamarta shidaalka. Badanaa waxa lagu cabbiraa meega-juul halkii kiiloogaraam (mj/kq).
Erayo la-mid ah
qiimabbararKor u kicidda qiimaha badeecada; sicirbarar.qiimadhacHoos u dhicidda qiimaha badeecadda.qiimaha-sugan-ee-leebDhererka leebka iyadoo aan la tixgelin jihada leebka. Qiima…qiimaha-sugan-ee-tiro-murakabXidid labajibbarka wadarta labajibbaarada ee qaybteeda maang…qiimasheegWarqad ay ku qoran tahay kharashka ku baxay badeeco meel loo…qiimaynld qaymeyn.qiime1. Sicirka ay joogto badeecadi. 2. Waxtarka nafley ama wax k…qiimee1. Nalfey, badeecad iwm qiimahooda sheegid. 2. Cid sharfid. …

