Qaamuuska Asalka
qiime
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Sicirka ay joogto badeecadi. 2. Waxtarka nafley ama wax kale ay leeyihiin. ld qayme, qiimad, qiimo.
Erayo la-mid ah
qiimabbararKor u kicidda qiimaha badeecada; sicirbarar.qiimadhacHoos u dhicidda qiimaha badeecadda.qiimaha-sugan-ee-leebDhererka leebka iyadoo aan la tixgelin jihada leebka. Qiima…qiimaha-sugan-ee-tiro-murakabXidid labajibbarka wadarta labajibbaarada ee qaybteeda maang…qiimasheegWarqad ay ku qoran tahay kharashka ku baxay badeeco meel loo…qiimaynld qaymeyn.qiime-tamar-gubashoKulka ka soo baxa gubashada halkii halbeeg ee cufka walax. Q…qiimee1. Nalfey, badeecad iwm qiimahooda sheegid. 2. Cid sharfid. …

