Qaamuuska Asalka
qiimaha-sugan-ee-leeb
(xis.)MagacLafdheeri
Macnaha
Dhererka leebka iyadoo aan la tixgelin jihada leebka. Qiimaha sugan ee lebka xi+yi+zk waa xidid labajibbaarka wadarta labajibbaarka xubnihiisa, taas oo ah, jihada leebka. qiimaha Qiimaha sugan ee leebka xi+yi+zk waa xidid labajibbaarka wadarta labajibaarka xubnihiisa, taas oo ah, /xi+yi+zk/ = x2+y2+z2 sugan ee tiro maangal ah m.l (xis.) Tiro togan oo laxaadkeedu la mid yahay tiro la isa siiyey. Summadda qiimaha sugan ee tirada A waxaa loo qoraa A. Qiimaha sugan ee tirada 6 waa 6, qiimaha sugan ee - 6 waa 6.
Erayo la-mid ah
qiimabbararKor u kicidda qiimaha badeecada; sicirbarar.qiimadhacHoos u dhicidda qiimaha badeecadda.qiimaha-sugan-ee-tiro-murakabXidid labajibbarka wadarta labajibbaarada ee qaybteeda maang…qiimasheegWarqad ay ku qoran tahay kharashka ku baxay badeeco meel loo…qiimaynld qaymeyn.qiime1. Sicirka ay joogto badeecadi. 2. Waxtarka nafley ama wax k…qiime-tamar-gubashoKulka ka soo baxa gubashada halkii halbeeg ee cufka walax. Q…qiimee1. Nalfey, badeecad iwm qiimahooda sheegid. 2. Cid sharfid. …

