Qaamuuska Asalka
qarradh
(-dho, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
(juqr.) Kala jab ku dhaca oogada dhulka kaas oo uu la socdo dhaqaaq, islamarkaas lakabyada dhadhaabada qarradhka labadiisa dhinac ah iskuma sargo'na. Inkasta oo uu dhaqaaqu badanaa yahay mid atoma, haddana waxaa dhici karta qarradhku inuu jiho kasta aato oo ay ku jirto tan jiifku.
Erayo la-mid ah
qarraacNafley biyo aan oonka bi'in karin cabbid.qarraacQ. ah: nafley cabtey biyo aan bi'in karin oonkii hayey.qarraacanQarraac ahaansho (xoolo).qarraacnaanld qarraacnaansho.qarraacnaansho/dh ld qarraacnaan.qarraaf1. Galmo aan xalaal ahayn raadin. 2. Risiq raadin.qarraaf1. Macsi raadinta ay ragga iyo haweenku sameeyaan. 2. Warwar…qarraafidld qarraaf¹ (3).
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
