Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qarraacan

(-cnaa, -cnayd)
Falmg4

Macnaha

Qarraac ahaansho (xoolo).

Erayo la-mid ah

qarraacNafley biyo aan oonka bi'in karin cabbid.qarraacQ. ah: nafley cabtey biyo aan bi'in karin oonkii hayey.qarraacnaanld qarraacnaansho.qarraacnaansho/dh ld qarraacnaan.qarraaf1. Macsi raadinta ay ragga iyo haweenku sameeyaan. 2. Warwar…qarraaf1. Galmo aan xalaal ahayn raadin. 2. Risiq raadin.qarraafidld qarraaf¹ (3).qarraafisBudaynta xashirka bunka oo kal iyo mooye lagu budeeyo.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms