Qaamuuska Asalka
qarraacnaansho
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh ld qarraacnaan.
Erayo la-mid ah
qarraacNafley biyo aan oonka bi'in karin cabbid.qarraacQ. ah: nafley cabtey biyo aan bi'in karin oonkii hayey.qarraacanQarraac ahaansho (xoolo).qarraacnaanld qarraacnaansho.qarraaf1. Macsi raadinta ay ragga iyo haweenku sameeyaan. 2. Warwar…qarraaf1. Galmo aan xalaal ahayn raadin. 2. Risiq raadin.qarraafidld qarraaf¹ (3).qarraafisBudaynta xashirka bunka oo kal iyo mooye lagu budeeyo.

