Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qaroon

(-oomo, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Geed quwaax aan qodax lahayn, leh asal wanaagsan, xabag la calashado iyo qolof shaah laga dhigto.

Erayo la-mid ah

qaroobbe1. Fur ubbo oo qori ah oo dalool yar dhexda ku leh. 2. Gafuu…qaroofWax toosan qalloocin.qaroofaliMaro midab leh oo dalka Hindiya laga keeni jirey oo ay dumar…qaroofanWax soo qalloocsan noqosho.qaroofanWax la soo qalloocshey ahaansho.qaroofnaanld qaroofnaansho.qaroofnaansho/dh ld qaroofnaan.qaroomaaleCaws adag oo rarada laga sameeyo.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms