Qaamuuska Asalka
qaroofnaan
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld qaroofnaansho.
Erayo la-mid ah
qaroobbe1. Fur ubbo oo qori ah oo dalool yar dhexda ku leh. 2. Gafuu…qaroofWax toosan qalloocin.qaroofaliMaro midab leh oo dalka Hindiya laga keeni jirey oo ay dumar…qaroofanWax soo qalloocsan noqosho.qaroofanWax la soo qalloocshey ahaansho.qaroofnaansho/dh ld qaroofnaan.qaroomaaleCaws adag oo rarada laga sameeyo.qaroomatoDhacarato. ld qaroomaysato.

