Qaamuuska Asalka
qaroofali
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Maro midab leh oo dalka Hindiya laga keeni jirey oo ay dumarku marsiino ka dhigan jireen.
Erayo la-mid ah
qaroobbe1. Fur ubbo oo qori ah oo dalool yar dhexda ku leh. 2. Gafuu…qaroofWax toosan qalloocin.qaroofanWax soo qalloocsan noqosho.qaroofanWax la soo qalloocshey ahaansho.qaroofnaanld qaroofnaansho.qaroofnaansho/dh ld qaroofnaan.qaroomaaleCaws adag oo rarada laga sameeyo.qaroomatoDhacarato. ld qaroomaysato.

