Qaamuuska Asalka
qanjidhka-tayroydh
(c.nafl.)MagacLafdheeri
Macnaha
Qanjidh marinla' oo laba laab leh oo laga helo lafdhabarleyda kuna yaalla salka qoorta. Wuxuu dhiijiyaa laba horomoon oo ay ku jirto ayoodhiin, oo kala ah tayrogsiin iyo tarayodhoytayrosiin, kuwaas oo xukuma dariiqooyinka dheefsasho ee jidhka oo dhan. Waxa kale oo ay duudsiyaan koritaanka duleed.
Erayo la-mid ah
qanjaaful/dh (-lo, m.l/dh) 1. Ciddida inteeda dheer oo ka baxda qoobk…qanjadDoonni baqalka ka yar oo hore u dhuuban gadaalna u ballaaran…qanjaruufashold qandhuufasho.qanjeCudur ariga ku dhaca oo markiiba dila. ld qanjo.qanjidh(c.nafl.) Organ soo saara walxo si uu u dhiijiyo. Qanjidhku …qanjidh-dhidid(c.nafl.) Qanjidh dhuuban oo leexleexsan oo ku yaalla dubka.…qanjidh-kelyood(c.nafl.) Lammaane ka mid ah qanjidhada marinka la' oo laga …qanjidh-marinla'Qanjidh kasta oo xayawaanka laga helo, kaas oo soo saara hor…

