Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qanjidh-dhidid

(-dho ..., m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

(c.nafl.) Qanjidh dhuuban oo leexleexsan oo ku yaalla dubka. Waxa uu soo daayaa dhidid. Tirada qanjidh dhididku waa ay ku kala duwantahay xayawaanka.

Erayo la-mid ah

qanjaaful/dh (-lo, m.l/dh) 1. Ciddida inteeda dheer oo ka baxda qoobk…qanjadDoonni baqalka ka yar oo hore u dhuuban gadaalna u ballaaran…qanjaruufashold qandhuufasho.qanjeCudur ariga ku dhaca oo markiiba dila. ld qanjo.qanjidh(c.nafl.) Organ soo saara walxo si uu u dhiijiyo. Qanjidhku …qanjidh-kelyood(c.nafl.) Lammaane ka mid ah qanjidhada marinka la' oo laga …qanjidh-marinla'Qanjidh kasta oo xayawaanka laga helo, kaas oo soo saara hor…qanjidh-marinlehQanjidh marin leh oo dheecaanno qanjidheedka ku sii daaya gu…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms