Qaamuuska Asalka
qanjidh-kelyood
(-dho ..., m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
(c.nafl.) Lammaane ka mid ah qanjidhada marinka la' oo laga helo kelyaha dushooda. Qaybta gudaha ee qanjidh kelyoodyada oo loo yaqaanno 'medula' ayaa waxay dhiijisaa horomoonada kala ah adirinaliin iyo noradirnoliin.
Erayo la-mid ah
qanjaaful/dh (-lo, m.l/dh) 1. Ciddida inteeda dheer oo ka baxda qoobk…qanjadDoonni baqalka ka yar oo hore u dhuuban gadaalna u ballaaran…qanjaruufashold qandhuufasho.qanjeCudur ariga ku dhaca oo markiiba dila. ld qanjo.qanjidh(c.nafl.) Organ soo saara walxo si uu u dhiijiyo. Qanjidhku …qanjidh-dhidid(c.nafl.) Qanjidh dhuuban oo leexleexsan oo ku yaalla dubka.…qanjidh-marinla'Qanjidh kasta oo xayawaanka laga helo, kaas oo soo saara hor…qanjidh-marinlehQanjidh marin leh oo dheecaanno qanjidheedka ku sii daaya gu…

