Qaamuuska Asalka
qanjidh-marinla'
(c.nafl.)MagacLafdheeri
Macnaha
Qanjidh kasta oo xayawaanka laga helo, kaas oo soo saara horomoonno, si toos ahna ugu dhiijiya qulqulka dhiigga, si ay shaqo uga qabtaan meelo kala durugsan oo jidhka ka mid ah
Erayo la-mid ah
qanjaaful/dh (-lo, m.l/dh) 1. Ciddida inteeda dheer oo ka baxda qoobk…qanjadDoonni baqalka ka yar oo hore u dhuuban gadaalna u ballaaran…qanjaruufashold qandhuufasho.qanjeCudur ariga ku dhaca oo markiiba dila. ld qanjo.qanjidh(c.nafl.) Organ soo saara walxo si uu u dhiijiyo. Qanjidhku …qanjidh-dhidid(c.nafl.) Qanjidh dhuuban oo leexleexsan oo ku yaalla dubka.…qanjidh-kelyood(c.nafl.) Lammaane ka mid ah qanjidhada marinka la' oo laga …qanjidh-marinlehQanjidh marin leh oo dheecaanno qanjidheedka ku sii daaya gu…

