Qaamuuska Asalka
qammaadsan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Harraad, gaajo iyo daal awgii wax la miyirdoorsoomay ahaansho.
Erayo la-mid ah
qammaacBuuq; yulqan.qammaacBuuq ama yulqan badan sameyn (cid).qammaad1. Baajinta ama ka wareegidda wax sameyntooda. 2. Miyir doorā¦qammaad1. Harraad, gaajo iyo daal badan la miyirdoorsoomid. 2. Ka qā¦qammaadi1. Ka q.: cid meel xoog kaga celin. 2. Ka q.:wax meel halis ā¦qammaadidld qammaad¹ (4).qammaadsanaanld qammaadsanaansho.qammaadsanaansho/dh ld qammaadsanaan.

