Qaamuuska Asalka
qammaadi
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
1. Ka q.: cid meel xoog kaga celin. 2. Ka q.:wax meel halis ah ka weecin.
Erayo la-mid ah
qammaacBuuq; yulqan.qammaacBuuq ama yulqan badan sameyn (cid).qammaad1. Baajinta ama ka wareegidda wax sameyntooda. 2. Miyir door…qammaad1. Harraad, gaajo iyo daal badan la miyirdoorsoomid. 2. Ka q…qammaadidld qammaad¹ (4).qammaadsanHarraad, gaajo iyo daal awgii wax la miyirdoorsoomay ahaansh…qammaadsanaanld qammaadsanaansho.qammaadsanaansho/dh ld qammaadsanaan.

