Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qammaad

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Baajinta ama ka wareegidda wax sameyntooda. 2. Miyir doorsoomidda lala miyirdoorsoomo harraad, gaajo iyo daal badan. 3. Leexashada meelhalis ah laga leexdo. 4. ld qammaadid.

Erayo la-mid ah

qammaacBuuq; yulqan.qammaacBuuq ama yulqan badan sameyn (cid).qammaadi1. Ka q.: cid meel xoog kaga celin. 2. Ka q.:wax meel halis …qammaadidld qammaad¹ (4).qammaadsanHarraad, gaajo iyo daal awgii wax la miyirdoorsoomay ahaansh…qammaadsanaanld qammaadsanaansho.qammaadsanaansho/dh ld qammaadsanaan.qammaamuurRagga intiisa qiimaha iyo qaddarinta ku leh bulshada dhexdee…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms