Qaamuuska Asalka
qaldheb
FalGoobjoog
Macnaha
/mg1 (-bay, -btay) 1. (f.g) Si degdeg ah biyo u cabbid (xoolo). 2. (f.mg) Awr wax uu rabo in uu dilo u fara baxsasho. ld qaldhex.
Erayo la-mid ah
qaldan/mg1 (-amay, -antay; -ami) 1. Wax, wax kale ku qasan yihiin …qaldan1. Wax si aan sax ahayn loo sameeyay ahaansho. 2. Wax gefsan…qaldanaanld qaldanaansho.qaldanaansho/dh ld qaldanaan.qaldhacQori loo kala jeexay laba qalbac oo dabada looga xiro si uu …qaldhacdabada uga xirid (hal). ld qallac², qallax².qaldhacnaansho/dh ld qallacnaan.qaldhex/mg1 -xey, -xday ld qaldheb.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
