Qaamuuska Asalka
qaldhac
(-cyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Qori loo kala jeexay laba qalbac oo dabada looga xiro si uu saalada iyo neefta ugu cesho hal la doonayo in la oggolaysiiyo ilmo aysan dhalin. ld qallac¹, qallax¹.
Erayo la-mid ah
qaldan/mg1 (-amay, -antay; -ami) 1. Wax, wax kale ku qasan yihiin …qaldan1. Wax si aan sax ahayn loo sameeyay ahaansho. 2. Wax gefsan…qaldanaanld qaldanaansho.qaldanaansho/dh ld qaldanaan.qaldhacnaansho/dh ld qallacnaan.qaldheb/mg1 (-bay, -btay) 1. (f.g) Si degdeg ah biyo u cabbid (xool…qaldhex/mg1 -xey, -xday ld qaldheb.qaldhicidld qaldhocod, qallicid, qallixid.

