Qaamuuska Asalka
qaldan
FalGoobjoog
Macnaha
/mg1 (-amay, -antay; -ami) 1. Wax, wax kale ku qasan yihiin noqosho. 2. Cid gefsan noqosho.
Erayo la-mid ah
qaldanaanld qaldanaansho.qaldanaansho/dh ld qaldanaan.qaldhacQori loo kala jeexay laba qalbac oo dabada looga xiro si uu …qaldhacdabada uga xirid (hal). ld qallac², qallax².qaldhacnaansho/dh ld qallacnaan.qaldheb/mg1 (-bay, -btay) 1. (f.g) Si degdeg ah biyo u cabbid (xool…qaldhex/mg1 -xey, -xday ld qaldheb.qaldhicidld qaldhocod, qallicid, qallixid.

