Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qalbixume

(-meeyay, -meysay)
Falmg2

Macnaha

Cid wax ay ku qalbixumaato ku samayn.

Erayo la-mid ah

qalbacLabada fuq ee isle'eg, xalleefsan, isku aabburan oo miruhu l…qalbi1. Laab; kal. 2. Xasuus.qalbidaciifQ. ah: qof garasho yar.qalbifarnaansho/dh ld qalbifurnaan.qalbifuranCid niyad wanaagsan leh ahaansho.qalbifurnaanld qalbifarnaan, qalbifarnaansho, qalbifurnaansho.qalbifurnaansho/dh ld qalbifurnaan.qalbifurnowNiyad wanaagsan yeelasho. ld qalbifurrow.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms