Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qalbac

(-cyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Labada fuq ee isle'eg, xalleefsan, isku aabburan oo miruhu leeyihiin middood.

Erayo la-mid ah

qalbi1. Laab; kal. 2. Xasuus.qalbidaciifQ. ah: qof garasho yar.qalbifarnaansho/dh ld qalbifurnaan.qalbifuranCid niyad wanaagsan leh ahaansho.qalbifurnaanld qalbifarnaan, qalbifarnaansho, qalbifurnaansho.qalbifurnaansho/dh ld qalbifurnaan.qalbifurnowNiyad wanaagsan yeelasho. ld qalbifurrow.qalbifurraansho/dh ld qalbifurnaan.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms