Qaamuuska Asalka
qalbifurnow
(-naaday, -naatay)Falmg3
Macnaha
Niyad wanaagsan yeelasho. ld qalbifurrow.
Erayo la-mid ah
qalbacLabada fuq ee isle'eg, xalleefsan, isku aabburan oo miruhu l…qalbi1. Laab; kal. 2. Xasuus.qalbidaciifQ. ah: qof garasho yar.qalbifarnaansho/dh ld qalbifurnaan.qalbifuranCid niyad wanaagsan leh ahaansho.qalbifurnaanld qalbifarnaan, qalbifarnaansho, qalbifurnaansho.qalbifurnaansho/dh ld qalbifurnaan.qalbifurraansho/dh ld qalbifurnaan.

