Qaamuuska Asalka
qalad
(-dyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Samaynta wax, fal, hadal iwm. loo sameeyo si aan sax ahayn; gef.
Erayo la-mid ah
qalaads. Dhul kale ama tol kale ah; aan sokeeye ahayn; shisheeye.qalaamaanyoNafley aan nooc wada ahayn oo wada jirta. ld qalamaanyo.qalaanqalQas; qulqulad; wareer.qalaanqal/dh 1. Qas; qulqulad; wareer. 2. Geed-abaareed higlada u eg …qalaanqalmadowNooc qalaanqalka ka mid ah oo caleemahiisu aad u cagaaran yi…qalab1. Alaabta wax lagu qabsado ama lagu dhaqmo oo dhan. 2. Hubk…qalabee1. Meel qalab u yeelid. 2. Cid hubeyn.qalaggooNafley qalo ka bi'id.

