Qaamuuska Asalka
qalab
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Alaabta wax lagu qabsado ama lagu dhaqmo oo dhan. 2. Hubka lagu dagaalamo oo dhan. 3. (muus.) Qalabka muusikada.
Erayo la-mid ah
qalaads. Dhul kale ama tol kale ah; aan sokeeye ahayn; shisheeye.qalaamaanyoNafley aan nooc wada ahayn oo wada jirta. ld qalamaanyo.qalaanqalQas; qulqulad; wareer.qalaanqal/dh 1. Qas; qulqulad; wareer. 2. Geed-abaareed higlada u eg …qalaanqalmadowNooc qalaanqalka ka mid ah oo caleemahiisu aad u cagaaran yi…qalabee1. Meel qalab u yeelid. 2. Cid hubeyn.qalad/mg1 (-lday, -ladday; -ldi) 1. (f.g) Wax si aan sax ahayn u …qaladSamaynta wax, fal, hadal iwm. loo sameeyo si aan sax ahayn; …
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
