Qaamuuska Asalka
qalaanqalmadow
MagacLafdheeri
Macnaha
Nooc qalaanqalka ka mid ah oo caleemahiisu aad u cagaaran yihiin.
Erayo la-mid ah
qalaads. Dhul kale ama tol kale ah; aan sokeeye ahayn; shisheeye.qalaamaanyoNafley aan nooc wada ahayn oo wada jirta. ld qalamaanyo.qalaanqalQas; qulqulad; wareer.qalaanqal/dh 1. Qas; qulqulad; wareer. 2. Geed-abaareed higlada u eg …qalab1. Alaabta wax lagu qabsado ama lagu dhaqmo oo dhan. 2. Hubk…qalabee1. Meel qalab u yeelid. 2. Cid hubeyn.qalad/mg1 (-lday, -ladday; -ldi) 1. (f.g) Wax si aan sax ahayn u …qaladSamaynta wax, fal, hadal iwm. loo sameeyo si aan sax ahayn; …

