Qaamuuska Asalka
qal
(-lal, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
Labada fuq ee afka middood; daan.
Erayo la-mid ah
qal-aboodiFiriiric yar yar oo cuncun leh oo oogada dadka ka soo yaaca …qalaads. Dhul kale ama tol kale ah; aan sokeeye ahayn; shisheeye.qalaamaanyoNafley aan nooc wada ahayn oo wada jirta. ld qalamaanyo.qalaanqalQas; qulqulad; wareer.qalaanqal/dh 1. Qas; qulqulad; wareer. 2. Geed-abaareed higlada u eg …qalaanqalmadowNooc qalaanqalka ka mid ah oo caleemahiisu aad u cagaaran yi…qalab1. Alaabta wax lagu qabsado ama lagu dhaqmo oo dhan. 2. Hubk…qalabee1. Meel qalab u yeelid. 2. Cid hubeyn.

