Qaamuuska Asalka
qabbir
MagacLafdheeri
Macnaha
Isu dhoweynta lugaha awr la dabrayo aad la isugu dhaweeyo. ld qabbirid.
Erayo la-mid ah
qabbaan1. Qof qof kale u adeega; midiidin. 2. Miisaan weyn oo waxya…qabbaanQof qof kale u adeega, midiidin (naag).qabbaanU q.: cid u adeegid.qabbaansashold qabbaansad, qabbaansi.qabbaansoCid qabbaan ka dhigasho.qabbilYeelid; maqlid; oggolaan; aqbalid.qabsadqabbiranRati wax la qabbiray ahaansho.qabbiridld qabbir¹.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
