Qaamuuska Asalka
qabbaansasho
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld qabbaansad, qabbaansi.
Erayo la-mid ah
qabbaan1. Qof qof kale u adeega; midiidin. 2. Miisaan weyn oo waxya…qabbaanQof qof kale u adeega, midiidin (naag).qabbaanU q.: cid u adeegid.qabbaansoCid qabbaan ka dhigasho.qabbilYeelid; maqlid; oggolaan; aqbalid.qabsadqabbirIsu dhoweynta lugaha awr la dabrayo aad la isugu dhaweeyo. l…qabbirRati dabar si aad ah ugu dhuujin si uusan u fogaan.qabbiranRati wax la qabbiray ahaansho.

