Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qabbaan

(-nno, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Qof qof kale u adeega; midiidin. 2. Miisaan weyn oo waxyaabaha culus lagu miisaamo.

Erayo la-mid ah

qabbaansashold qabbaansad, qabbaansi.qabbaansoCid qabbaan ka dhigasho.qabbilYeelid; maqlid; oggolaan; aqbalid.qabsadqabbirIsu dhoweynta lugaha awr la dabrayo aad la isugu dhaweeyo. l…qabbirRati dabar si aad ah ugu dhuujin si uusan u fogaan.qabbiranRati wax la qabbiray ahaansho.qabbiridld qabbir¹.qabbirnaanld qabbirnaansho.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms