Qaamuuska Asalka
qabayaro
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Qabo silloon oo qodxo yaryar leh iyo dhacaan cad oo caanaha u eg oo haddii ay dadka afka iyo indhaha ka gaaraan guba.
Erayo la-mid ah
qabaal1. Weel xoldhan oo geed jirriddii laga qoro oo xoolaha la wa…qabaal(xis.) Nooc ka mid ah toobineed oo leh xoodbeeg u dhexeeya o…qabaanqabCi' iyo socsocod badan oo ay riyuhu sameeyaan marka ay waaya…qabaanqabRi' arigii ay ku jirtay ka luntay ama laga saaray ci' badan …qabaanqabJaadadka carsaanyada nooc ka mid ah.qabaanqabidld qawqabid.qabad1. Orgi yar oo bilaabay kudidda riyaha. 2. ld qabasho.qabadnimoQabad ahaansho.

