Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qabaal

(-llo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Weel xoldhan oo geed jirriddii laga qoro oo xoolaha la waraabinayo biyaha loogu shubo. 2. Weel gudihiisa dadku ku mayrto iyo mid dharka lagu dhax meyro.

Erayo la-mid ah

qabaanqabCi' iyo socsocod badan oo ay riyuhu sameeyaan marka ay waaya…qabaanqabRi' arigii ay ku jirtay ka luntay ama laga saaray ci' badan …qabaanqabJaadadka carsaanyada nooc ka mid ah.qabaanqabidld qawqabid.qabad1. Orgi yar oo bilaabay kudidda riyaha. 2. ld qabasho.qabadnimoQabad ahaansho.qabadsii1. Wax, wax kale ku dhejin. 2. Cid wax xafidsiin. 3. Wax, wa…qabalaxQof laf weyn leh godan oo aan hilib badan lahayn. ld qablax.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms