Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qabaanqab

MagacLafdheeri

Macnaha

Ci' iyo socsocod badan oo ay riyuhu sameeyaan marka ay waayaan arigii ay ku jireen. ld qawqab¹.

Erayo la-mid ah

qabaal(xis.) Nooc ka mid ah toobineed oo leh xoodbeeg u dhexeeya o…qabaal1. Weel xoldhan oo geed jirriddii laga qoro oo xoolaha la wa…qabaanqabidld qawqabid.qabad1. Orgi yar oo bilaabay kudidda riyaha. 2. ld qabasho.qabadnimoQabad ahaansho.qabadsii1. Wax, wax kale ku dhejin. 2. Cid wax xafidsiin. 3. Wax, wa…qabalaxQof laf weyn leh godan oo aan hilib badan lahayn. ld qablax.qabalaxsanWax qablax ah ahaansho (qof). ld qablaxsan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms