Qaamuuska Asalka
qabadsii
(-iiyay, -iisay)Fallg2
Macnaha
1. Wax, wax kale ku dhejin. 2. Cid wax xafidsiin. 3. Wax, wax kale ku dirid. 4. Cudur isku daarasho.
Erayo la-mid ah
qabaal1. Weel xoldhan oo geed jirriddii laga qoro oo xoolaha la waā¦qabaal(xis.) Nooc ka mid ah toobineed oo leh xoodbeeg u dhexeeya oā¦qabaanqabCi' iyo socsocod badan oo ay riyuhu sameeyaan marka ay waayaā¦qabaanqabRi' arigii ay ku jirtay ka luntay ama laga saaray ci' badan ā¦qabaanqabJaadadka carsaanyada nooc ka mid ah.qabaanqabidld qawqabid.qabad1. Orgi yar oo bilaabay kudidda riyaha. 2. ld qabasho.qabadnimoQabad ahaansho.

