Qaamuuska Asalka
qaarxabaal
MagacLafdheeri
Macnaha
1. (bot.) Geed sida qaraha u faalala oo kor ku yeesha miro waaweyn kuwa bocorta la eg, hoosna ku leh buruq weyn oo inta la jarjaro xoolaha lagu oon baxsho. qaarka 2. (daaw.) Xabaalidda qof lafo xanuun qaba dambe carro kulul loogu duugo si loogu daweeyo.
Erayo la-mid ah
qaar1. Qayb wax ka mid ah; in, wax, qayb. 2. Jirka nafleyda laba…qaarUbax, caleen iwm dhadid.qaar1. ld qaare. Ul dhumuc weyn leh oo madaxa u buuran oo lagu d…qaaraami1. Heesihii hore oo caashaqa ku saabsanaa. 2. Q. ah: qof hee…qaaraanXoolo dad badan laga uruursho oo qof u baahan la siiyo ama a…qaaraanU q.: xoolo dad badan ka ururin si qof u baahan loo siiyo am…qaaradShanta qaybood ee waaweyn oo dhulku u qaybsan yahay middood.qaarbuuxoWeynaanta qaarka sare qof u weynyahay. ld qaarbuuco.

