Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qaaraan

(-nno/-ammo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Xoolo dad badan laga uruursho oo qof u baahan la siiyo ama arrin dadweynaha u dan ah lagu fuliyo ama si kale oo samafal ah loo bixiyo.qab¹

Erayo la-mid ah

qaar1. Qayb wax ka mid ah; in, wax, qayb. 2. Jirka nafleyda laba…qaarUbax, caleen iwm dhadid.qaar1. ld qaare. Ul dhumuc weyn leh oo madaxa u buuran oo lagu d…qaaraami1. Heesihii hore oo caashaqa ku saabsanaa. 2. Q. ah: qof hee…qaaradShanta qaybood ee waaweyn oo dhulku u qaybsan yahay middood.qaarbuuxoWeynaanta qaarka sare qof u weynyahay. ld qaarbuuco.qaardheereDhicis xoolaad oo nool.qaareeNafley ul weyn ku garaacid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms