Qaamuuska Asalka
qaar
(-rar, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Qayb wax ka mid ah; in, wax, qayb. 2. Jirka nafleyda labadiisa
Erayo la-mid ah
qaaraami1. Heesihii hore oo caashaqa ku saabsanaa. 2. Q. ah: qof hee…qaaraanU q.: xoolo dad badan ka ururin si qof u baahan loo siiyo am…qaaraanXoolo dad badan laga uruursho oo qof u baahan la siiyo ama a…qaaradShanta qaybood ee waaweyn oo dhulku u qaybsan yahay middood.qaarbuuxoWeynaanta qaarka sare qof u weynyahay. ld qaarbuuco.qaardheereDhicis xoolaad oo nool.qaareeNafley ul weyn ku garaacid.qaaridld qaaris.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
