Qaamuuska Asalka
qaansheeg
(-gyo, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
(dhaq.) Qoraal cid lagu weyddiinayo badeeco ay hore u qaadatay qiimahooda in ay bixiso.
Erayo la-mid ah
qaan1. Nooc kalluunka ka mid ah. 2. Geela intiisa da'da yar oo a…qaanHanti, dhiig iwm oo cid lagu yeesho.qaanIs q.: xil is qaadid (qof).qaanbaxDeyn cid lagu lahaa bixin. ld qaambax.qaandhaw1. ld qaandhebid, qandhow 1. Bixinta qaan laysku lahaa laysk…qaandhawU q.: qaan laysku lahaa bixin. ld qaandhow².qaandhebidld qaandhaw¹, qandhow.qaandhowqaandhebid.

