Qaamuuska Asalka
qaanbax
(-xay, -xday; -bixi)Falmg1
Macnaha
Deyn cid lagu lahaa bixin. ld qaambax.
Erayo la-mid ah
qaanHanti, dhiig iwm oo cid lagu yeesho.qaan1. Nooc kalluunka ka mid ah. 2. Geela intiisa da'da yar oo a…qaanIs q.: xil is qaadid (qof).qaandhaw1. ld qaandhebid, qandhow 1. Bixinta qaan laysku lahaa laysk…qaandhawU q.: qaan laysku lahaa bixin. ld qaandhow².qaandhebidld qaandhaw¹, qandhow.qaandhowqaandhebid.qaangaarQof gaaray da'dii shan iyo tobnaad.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
