Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qaan

MagacLafdheeriUrursi

Macnaha

1. Nooc kalluunka ka mid ah. 2. Geela intiisa da'da yar oo aan weli curan ama raridda gaarin. 3. (-aaman, m.l) Meesha dhuuban ee daanka.

Erayo la-mid ah

qaanbaxDeyn cid lagu lahaa bixin. ld qaambax.qaandhawU q.: qaan laysku lahaa bixin. ld qaandhow².qaandhaw1. ld qaandhebid, qandhow 1. Bixinta qaan laysku lahaa laysk…qaandhebidld qaandhaw¹, qandhow.qaandhowqaandhebid.qaangaarQof 15 sano gaarid.qaangaarQof gaaray da'dii shan iyo tobnaad.qaangalDhigashada waajibka oo qaacelin ah. ld qaangelid.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms