Qaamuuska Asalka
qaalmooti
(-iyay, -isay)Falmg2
Macnaha
Neef irmaan oo caano yareeyey ahaansho.
Erayo la-mid ah
qaal1. Laamaha cardunka ah ee ka soo baxa dhir roob ku da'ay. 2.…qaalalyoCaloosha oo kacda ama dacaroota oo sida wax laqanyaysan ay x…qaalalyooQaalalyo ku dhicid (xoolo). ld qaalalyow.qaalalyoodld qaalalyoobid.qaaleyQof aan dhergin.qaali1. Q. ah: wax qiimihiisu badanyahay. 2. ld qaal (3). ld qaal…qaalibSida qaalibka ah: sida loo badan yahay.qaaligareeWax qaali ka dhigid.

