Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qaal

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Laamaha cardunka ah ee ka soo baxa dhir roob ku da'ay. 2. Dhegaha ariga. 3. ld qaali.

Erayo la-mid ah

qaalalyoCaloosha oo kacda ama dacaroota oo sida wax laqanyaysan ay x…qaalalyooQaalalyo ku dhicid (xoolo). ld qaalalyow.qaalalyoodld qaalalyoobid.qaaleyQof aan dhergin.qaali1. Q. ah: wax qiimihiisu badanyahay. 2. ld qaal (3). ld qaal…qaalibSida qaalibka ah: sida loo badan yahay.qaaligareeWax qaali ka dhigid.qaaligarowWax qaali ah noqosho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms