Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qaalalyo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Caloosha oo kacda ama dacaroota oo sida wax laqanyaysan ay xooluhu la noqdaan, marka ay cunto ama biyo iska badshaan.

Erayo la-mid ah

qaal1. Laamaha cardunka ah ee ka soo baxa dhir roob ku da'ay. 2.…qaalalyooQaalalyo ku dhicid (xoolo). ld qaalalyow.qaalalyoodld qaalalyoobid.qaaleyQof aan dhergin.qaali1. Q. ah: wax qiimihiisu badanyahay. 2. ld qaal (3). ld qaal…qaalibSida qaalibka ah: sida loo badan yahay.qaaligareeWax qaali ka dhigid.qaaligarowWax qaali ah noqosho.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms