Qaamuuska Asalka
oomasoore
MagacLafdheeri
Macnaha
Dhul oommane ah oo aan dad iyo duunyo midna joogin.
Erayo la-mid ah
oomaar1. Kul badan. 2. Ur ka dhasha cunto gubatay biyo la'aan awge…oomaar1. Kul badan ku gubasho. 2. Cunto dab saaran biya la'aan awg…oomaariWax oomaar u yeelid.oomanaynBiyo ka saaridda walax.oomane(c.cimi.) Roob yari: badanaa waxaa lagu isticmaalaa cimilo a…oomane-u-eke(juqr.) Ereyo loo istiicmalo cimilada iyo deegaanta siday u …oomatiWax la quuto.

